Muqdisho (Berbera news) Xubno Wasiiro ah oo ka tirsan Dawladda Somaliya ayaa Raysal-wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed u soo jeediyay inuu is casilo.
Qoraal ay Wasiiraddani Raysal-wasaaraha kaga codsadeen inuu is casilo ayaa u dhignaa sidan:-
Berbera news/Hargeysa