Dhagayso: Wasiir Waran-cadde Oo Sheegay In Somaliland Ay Horumar Ka Samaysay Ilaalinta Xeebaha Iyo La Dagaalanka Budhcadbadeedda

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha guddaha oo maanta ka hadlay kulan Xarunta Maxaxtooyadda ku dhex-maray Wafti ka socda Midowga Yurub iyo Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa kulankaasi ka hadlay Saxaafadda hadlaya, waxaanu Waftigan u sharaxay in Dawladda Somaliland ay horumar ka samaysay sugidda Xeebaha Somaliland iyo la dagaalanka Budhcadbadeeda.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 

 
Berbera news/Hargeysa