Dhagayso: Wasiirka Arrimaha Dibada Oo Sharaxaya Qodobada Ay Ka Wadda-hadleen Madaxweyne Siilaanyo Iyo Waftiga Midowga Yurub

Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo kulan ay maanta Xarunta Madaxtooyadda ku yeesheen Wafti ka socday Midowga Yurubm gaar ahaan waxaada la dagaalanka Budhcadbadeeda ee EUCAP Nestor ayaa kulankaasi ka dib Warbaahinta u sharaxay Qodobadda ay ka wadda-hadleen Madaxweyne Siilaayo iyo Waftigani.
 
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
 
 
Berbera news/Hargeysa