Kooxda Xiddigaha Geeska oo soo saaray Hees ay ku wacyigelinayaan Bulshada

Kooxda Fannaaniinta Xiddigaha Geeska oo ka dhisan magaalada Hargeysa, ayna ku bahoobeen dhammaan qaybaha kala duwan ee fanka, ayaa soo saaray hees wacyigelinta qabyaalada ah oo cusub xilli ay waddanka ka taaganyihiin dabaylo siyaasadeed oo gaadhay heer qabiilooyin.
Halkan daawo Heesta
 
Kooxda Xiddigaha Geesku waxay hore u soo saareen heeso badan oo aad loo jeclaystay oo dhinaca waddaniyadda iyo jacaylkaba,