DAAWO: Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Oo Sheegay Inay Aqbalay Go’aanka Guurtidda

Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Cirro waxa uu sheegay inuu aqbalay Go’aamadda ay Golaha Guurtiddu ka soo-saartay Khilaafkii ka dhashay Mooshinkii Xil ka qaadista Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa