DAAWO: Qodobaddii Lagu Xaliyay Khilaafkii Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda Somaliland Siciid Jaamac Cali ayaa ku dhawaaqay Qodobaddii lagu xaliyay khilaafkii ka dhashay Mooshinkii ka dhanka ahaa Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda Cabdiraxaan Cirro, kuwaas oo ay ka mid yihiin in la laalo Mooshinkii xil ka qaadista Guddoomiyaha Golaha Wakiiladda iyo in dib u sixid lagu sameeyo Xeerka Diwaangelinta Cod-bixiyaasha iyo Madanig ah.
 
 
Halkan ka daawo.

 
Berbera news/Hargeysa