“Go’aanka Golaha Guurtidda Sidiisa Ayaanu U Qaadanay” Guddoomiye ku Xigeenka 1-aad ee Golaha Wakiiladda

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Golaha Guurtidda Somaliland Baashe Maxamed Faarax ayaa sheegay in dhinacooda ay aqbaleen Go’aanadda ay Golaha Guurtiddu ku xaliyeen khilaafkii Golaha Wakiiladda, waxaanu xusay in Somaliland ay wadda-tashiga ku soo caano-maashay oo ay kaga duwan-tahay Somaalida kale.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
Berbera news/Hargeysa