Wasiiro Iyo Masuuliyiin Ka Tirsanaa Xisbiga KULMIYE Oo Todobaadkan La Midoobaya WADDANI Iyo Guddi Qaban-qaabo Oo Munaasibaddooda Loo Saaray

Hargeysa (Berbera news) Wasiiro iyo Masuuliyiin hore uga tirsanaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo iyo Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ayaa Khamiista Todobaadkan ku biiraya Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI, waxaana Munaasibada loo qabanayo uu Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI u saaray Guddi qaban-qaabo oo ka shaqaysa Munaasibadaasi loo qabanayo.
 
 
 
Xoghayaha guud ee Xisbiga WADDANI Maxamed Cabdilaahi Uurcadde ayaa Warbaahinta u sharaxay xiliga ay Masuuliyiintani ku biirayaan Xisbigooda iyo Guddi qaban-qaabo oo loo saaray.
 
 
 
 
Halkan ka daawo.

Berbera news/Hargeysa