Dhagayso: Golaha Wakiiladda Oo Yeeshay Kulan Ay Albaabadu U Xidhan-yihiin Iyo Guddoomiye Ku Xigeenka 2-aad Oo Ka Hadlay

Hargeysa (Berbera news) Mudanayaasha Golaha Wakiiladda Somaliland ayaa maanta yeeshay kulan ay Albaabadu u xidhan-yihiin, waxaana kulankaasi ka dib Warbaahinta uga warbixiyay Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Golaha Wakiiladda Cali Yuusuf Axmed.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.
 
 

 
Berbera news/Hargeysa.