Dhagayso: “Miyaad Maqasheen Iyadda Oo La Leeyahay Mujaahid Xirsi, Waa Naanays Imika” Cali-guray

Hargeysa (Berbera news) Guddoomiye ku xigeeka saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa sheegay in Shakhsiyaad kasta oo uu ka mid yahay Wasiirka Madaxtooyadda Xirsi Cali X. Xasan ay sheegato Magaca Mujaahidnimadda.
 
 
 
Halkan ka dhagayso.

 
 
Berbera news/Hargeysa.