Ebola: saamaynta uu ku yeeshay waddamada Galbeedka Afrika- Dhegayso warbixin

VOA-(Berberanews)-Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay ayaa ku dhowaaqay inuu abuuri doono Hawlgal Cusub oo Qaramadada NMidoobay oo Qaabilsan La-dagaalank Cudurka Ebola.

Ban Ki Moon ayaa sheegay inuu xafiiskan ka furi doono dalka Mali, waddankaasi oo toddobaadyadii u dambaysay ay lix qof ugu dhinteen cudurkan.ebola

Haddaba sidee ayaa cudurkan Ebola u saamayeey Gobolka Galbeedka Afrika ee uu halakeeyey? Su’aashaas iyo kuwo kaleba waxaan Haaruun Macruuf uu weydiiyey Prof. Yaxye Sheekh Caamir oo la-taliye u ah Bankiga Adduunka oo toddobaadkan tagay dalka Ghana halkaasi oo uu kaga qaybgalay shir qodobada looga hadlay uu ka mid yahay cudurka Ebola.

Halkan ka dhegayo