Ururka Jiidali, laantiisa Toronto oo cabmaareeyay Xadhiga Masuulliyiintii ururka

Warsaxaafeed: Ururka dhalinyarada Jiidale ee Toronto waxay canbarareynayaan xadhiga Gudomiyaha Jiidale cabdiraxman Xasan Adan, Afhayeenka Faysal Cumar Madar (qurmuj), Xoghayaha Maxamed Cabdiraxman iyo Cabdi Bedel. Waxaanu ugu baqayna dawlada Siranyo iyo golahiisa wasirada ee sidii faqashta uu shaqeynaya iin sii deg deg ah loo so daayo madaxda dhalinyarada Jiidale. Waxaanu uu shegayna umada reer Somaliland inay iska difacaan dhabarjabinta, iyo xaaquqdoda lagu dhibateeyo.
Meel anu Joognaba waanu laa dagalameyna oo nuu canbarayna sida fosha xun ee Lola dhaqmayo dhalinyarada Jiidale. 
We will succeed insha Allah 
Dhalinyarada Jiidale ee Toronto
Abdulkarim Musse Maygag
Toronto