DAAWO: Marwo Faadumo Siciid Oo Sharaxdday Guul-darroyin Siyaasadeed Oo Xukuumadda Dul-hooganaya

Hargeysa (Berbera news) Xoghayihii hore ee Maaliyadda Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa ka warantay Ujedda Safar ay muddo ugu maqnayd Dalka dibaddiisa, waxaanay sheegtay in Xukuumadda Madaxweyne Siillaanyo ay ku guul-daraysatay inay Beesha Caalamka gaar ahaan Urur Gobolkeeddka IGAD ay ka dhaa-dhiciso Qaadiyadda Madaxbanaanidda Somaliland.
 
 
 
Halkan ka daawo.

 
 
Berbera news/Hargeysa.