Hargeysa (Berbera news) Wasaaradda Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland ayaa ah mid ay shaqadeedda qabtaan Shirkaddaha Isgadhsiinta Dalka, waxaana ay tahl-kari weydday inay Cashuuraha ku waajibay Shirkaddaha Isgaadhsiinta ka qaado, taas oo uu Maanta xadhiga ka jaray Madaxweyne Siilaanyo.
Halkan ka daawo.
Berbera news/Hargeysa.