Tacsi: Maxamuud Jaamac Bidhikaale

Annagoo kala ah jaaliyadda emiraatka degan waxaanu tacsi  u direynaa odey mohud jama(Bidhikaale) oo galabta ku geeriyoodey hospital mafraqqa ee ku yaala Abu-Dhabi ,waxana tacsidda diraya dadka hoos ku qoran;
Dr,A/razak mohdi Essa
Ahmed Awil ahmed
Eng mohud aden saleebaan
mudane hassan meygaag
awil aden
mohud geedoole
omer hassan essa
Essa abdilahi iyo carruurtiisa
musse essa awaleh iyo carruurtiisa
mohd muse qaadi iyo crruurtiisa
sayid xabashi iyo crruurtiisa
awil essa awaleh iyo carruurtiisa
hussein odowaa shire awaleh
mustafe hussein essa
khadar abdillahi yaasiin
husein huruufe
computer
ahmed warsame
omer shiishad
hamza jama cajab iyo dad fara badan oo aanan halkan ku soo koobi karin.
 
waxaana laguu aasayaa haddii eebe raali ka noqdo qabuuraha baniyas salaada casar haddii eebe raali ka
noqdo,wuxuu ka tegay tobodoba carruura(afar wiil iyo saddex hablood)iyo inan yar uu awow u yahay.
waxaanu samir iyo iimaan ha ka siiyo dhamaan caalidadda iyo asxaabta uu ka tegay