DAAWO: Masuul Ka Tirsan Xisbiga WADDANI Oo Ka Waramay Qaabkii Loo Xidhay

Hargeysa (Berbera news) Siyaasiga Da’uud Foocadde oo ka tirsan Masuuliyiinta Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaaladda Hargeysa ayaa waxa uu ka waramay sababihii Todobaadkii hore Xabsiga loogu taxaabay, isaga sidoo kalena eedo u jeediyay Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo.
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.