Dawladda Maraykanka, ayaa daboolka kaqaaday inay Xabsiga Guantanamo ka sii daysay lix nin oo muddo 12 sanno ah u xidhnaa tuhunno ku saabsan inay xidhiidh lal leeyihiin ururka Al-qaacida.
Dawladda Maraykanku waxay intaas raacisay in lixdaa nin ay gaadheen Dalka Uruguay oo dubu dejin lagu sammaynayo qaxoontimo.
Halkan ka daawo