Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii hore ee Maaliyadda Somaliland Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Goleyaasha Baarlamaanka Somaliland iyo hay’addaha Gasoorka dalka ku eedeeyay inay sabab u yihiin cabashadda ay Shacabku ka tirsadaan Nidaamka Cadaaladda Somaliland.
Halkan ka daawo.
Berbera news/Hargeysa.