Hargeysa (Berbera news) Wasiirka Arrimaha dibada Somaliland Maxamed Biixi Yoonis oo Galabta dalka ku soo laabtay, ka dib markii uu Safar ugu maqanaa Dalalka Itoobiya iyo Jabuuti ayaa markii u horaysay waxa uu ka hadlay Go’aankii ay Guddida Beesha Sacad Muuse ee HOODAALE ay ku kala reebeen Musharaxa Madaxtinimadda Xisbiga taladda haya ee KULMIYE, kuwaas oo Guddoomiye Muuse Biixi u xulay inuu noqdo Musharaxa Beeshaasi ee Xisbiga KULMIYE.
Halkan ka daawo.
Berbera news/Hargeysa.