in kabadan 126 qof ayaa lagu dilay kuwa kalana waa la afduubtay kaddib markii Taalibaan ay weerar ku qaadeen Iskuul ay ciidammada Pakistan maamulaan oo ku yaala magaalada Peshawar, 80 kamid ah dadka dhintay ayaa caruur ah sida ay sheegeen saraakiil dawladda ka tirsan.
shan ilaa lix malayshiyo oo qaba dirayska laamaha ammaanka ayaa galay iskuulka, saraakiisha deegaanka ayaa warbaahinta u sheegay in rasaas iyo qarax laga maqlay aagaasi.