Berbera Ma Xanuusanyso Tolaaydana Ma Taqaano Wax Qabad Ayay Taqaana.

Waxaa Ayaan Darro Cad Ah Inay Shaqsiyaad Maalmahan Danbe Berbera Halqabsi Ka Dhigteen , Marna Cay Iyo Aflagaado Kuwada Berbera Marna Tolaayda Odhanaya ???!!!!!!

Anigu Ah Samia Omar Hagi Muse Waxaan Aad Iyo Aad O Dhibsaday Aflagaadada Lagu Hayo Maalmahan Magaalada Berbera . Berbera Waa Maagaaladi Xadaarada Somaliland Ay Taalay O Ay Tahay Waliba Xidhiidka Somaliland Iyo Caalmka.

Berbera Waa Dhul Somaliland Ah O Ixtiraamkeeda Mudan , Mana Laga Dhigi Karo Meel Qabiil Iyo Tolaay Lagu Adeegsan Karo , Berbera Xisbiyada Qaran Way Ka Wada Simanyihiin Ee Dadka Dabaysha Gaarga ihi Ay Wadato Waxaan Odhan Lahaa Hadal Into Afkaaga Ku Jiro Ayoo Amaana Yahay Ee Nacayeb Iyo Qayebsanaan Berbera OMa Baahna Ee Si Kale Wax Oga Raadsada !!!!!

Berbera Way Xanuusanaysa Ee Dawadeedi Ayaan Wada Waxaan Odhan Lahaa Ninkaas Adeer Shalay Markaad Ahayed Xildhibaan Kulmiye Ah Maxaad O Arki Wayday Xanuunka Berbera Haya?? O Aad Wax Oga Qaban Wayday Hadday Run Tahay ??? Hasa Yeeshee Ma Maanta Ayaad Xanuunka Aragtay ?????!!!!! Kulay Anigu Xanuun Kuma Maqale !!!!!!????

Tolaayda Waa Eray Qabiil Lagu Adeegsado Runtii , Xisbiyada Qaranna Waa Inay Ka Fiirsadan Isticmaalka Kilmaddan Iyo Dhaawaca Ay Bulshada Somaliland Ku Keeni Karto !!! Waa Hadday Xisbiyada Qaran Ay Danta Guud Ee Somaliland Ay Danaynayaan!!!!

  1. Qof Kasta Waa Xur O Xisbi Intoo Kabaxo Ayoo Xisbi Kale Gali Kara Laakin Waxa Ceeb Ah Inaad Meeshi Aad Ka Soo Baxday Aad Haddana Mucaarad Qaawan Ku Noqotaa!!!!!

Berbera Shalay Waxaad Lahayed Dumar Ayaa Ka Taliya O Waxaad Weerar Ku Ahayed Marwo Amina Waris Dee Ma Qabiil Ahaan Ayaad Ka Wada Marwo Amina Waris Waa Reer Berbera Mise Xukumaad Ahaan ????

  1. Berbera Xisbi Maaha Markaad Leedahay Berberi Waa Xisbi Hebel !!!! Ee Fadlan Shucuurta Muaadiniinta Reer Berbera Ilaaliyaa Waa La Idin Ka Xishoonayaye!!!!
  1. Berbera Sida Magaalooyinka Somaliland Waxay O Baahantahay Isbadal Siyaasiya Ah O Wax Qabad Leh O Waliba Aqoon Leh Oma Baahnaa Dad Qaylo Iyo Tolaay Wax Ku Raadinayaa!!!!!?

4. Waxaa Ceeb Ah O Aan Fiicneen Masuuliin Dhan O Dhagaysanaya Aflagaado Qabiil Ku Salaysan O Haddana Leh Isbadal Ayaan Wadnaa??!!! Dee Kan Aad Waddaan Iyo Kan Kale Maxay Is Dhaamaan Waa Cajjib ????!!!!

Dardaaran Waxaa Iga Ah Siyaasadda Cayda Iyo Aflagaadada Wadata Waxay Dumiso Mooyee Waxay Dhisto Lama Arag. Ee Plz No Aflagaado.

By: Samia Omar Hagi Muse

Berbera Ma Xanuusanyso Tolaaydana Ma Taqaano Wax Qabad Ayay Taqaana.

Waxaa Ayaan Darro Cad Ah Inay Shaqsiyaad Maalmahan Danbe Berbera Halqabsi Ka Dhigteen , Marna Cay Iyo Aflagaado Kuwada Berbera Marna Tolaayda Odhanaya ???!!!!!!

Anigu Ah Samia Omar Hagi Muse Waxaan Aad Iyo Aad O Dhibsaday Aflagaadada Lagu Hayo Maalmahan Magaalada Berbera . Berbera Waa Maagaaladi Xadaarada Somaliland Ay Taalay O Ay Tahay Waliba Xidhiidka Somaliland Iyo Caalmka.saamiya