Hargeysa (Berbera news) Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa sheegay in Suldaan Abubakar Cilmi Wabar oo dhawaan ku dhawaaqay erayo ka dhan ah qarimadda iyo jiritaanka Somaliland uu ka hor-yimid Axdi qarameedkii Sanadkii 1993-kii Magaaladda Boorama lagu dhisay Dawladdnimadda Somaliland, waxaanu tilmaamay in Xukuumadda ahaan ay u aqoonsadeen Nin qaran dumis ah, isla-markaana Khaay’inul waddan ah.
Halkan ka daawo.
Berbera news/Hargeysa