Berbera: Furitaanka Rugta Akhriska iyo kaydinta-Daawo

Berbera-(Berberanews)-Wasiirada Wasaaradaha Waxbarashada iyo Diinta iyo Awqaafta Somaliland Ayaa Ka Qayb galey Munaasibad Lagu Daahfurayey Rugta Akhriska iyo Keydinta Culuumta oo Markii ugu horeysay Laga Hirgeliyey Magalada Berbera.