“Muuse Biixi Iyo Samaale Haddii Ay Leeyihiin Salaaddiin Ayaanu Reerka U Noqonaynaa Waa Wax Kale, Danjire Cawil

Hargeysa (Berbera news) Wasiirkii Maaliyadda Xukumaddii Rayaale, Danjire Xuseen Cali Ducaale (Cawli), ayaa Siyaasiyiinta kala ah Muuse Biixi Cabdi,Cabdicasiis Samaale iyo Maxamed Biixi Yoonis uga digay in loolankooda siyaasadeed ee ku salaysan siyaasad aan wali la gaadhin Wakhtigeeda aanay ku kala qaybin Bulshada.
 
Danjire Cawil oo isagoo Nairobi Jooga u Waramay Geeska Africa, waxa uu sheegay inaanay siyaasaddu halkan taagnaan Karin 5 sanno ka dibna wax badan isbedeli karaan.
 
“Madaxweyne ayaa musharax ah, xisbiigina Nin baa gudoomiye ka ah, maxaa la isku haystaa markaas.Waa inay siyaasiyiintu tidhaahdo arrintu wakhtigeedii ma joogto,Muuse iyo Samaale haddii ay leeyihiinSalaaddiin ayaanu reerka u noqonaynaa waa wax kale, haddiise ay siyaasad tahay wakhtigeedii lama joogo oo shan sannadood ka dib waxyaabo badan ayaa is bedelaya oo siyaasadu meel ma taagna.Wejiyaal kale oo aan waxba u ogayn ayaa iman kara”
 
Berbera news/Hargeysa.