DAAWO: Wasiirka Qorshaynta Oo Lagu Soo Dhaweeyay London

Hargeysa (Berbera news) Jaaliyadda Somaliland ee Xaafada Tower House ee Magaalada London ee Dalka Britain ayaa soo dhoweyn balaadhan u samaysay wasiirka wasaaradda Qorshaynta Qaranka iyo horumarinta Dr Sacad Cali Shire.
 
 
 
 
 
Halkan ka daawo.
 

 
 
 
Berbera news/Hargeysa.