Tacsi Innaa Lilaah Wa inaa Ilayhiraajucuun
Guddoomiyihii hore ee ururka Suxufiyiinta Somaliland
Xasan Maxamed Yuusuf waxa uu tacsi tiiraanyo leh u
dirayaa Xoghayihii hore ee ururka Maxamed-Rashiid Muxumed
Faarax oo xalay ku geeriyoodey magaalada Nairobi.
Waxaan Ilaahay uga baryayaa inuu naxariistiisa janno ka waraabiyo,
samir iyo iimaana ka siiyo, ehladii, qaraabadii iyo bahda saxaafadda Somaliland.