Wershadda laydhaka Berbera waxa la siiyay shirkad ay leeyihiin Wasiirada Hawlaha Guud, Madaxtooyada iyo Cali Mareeyaan

Berberanews-Guddoomiyaha Abaabulka Garabka haweenka ee Qaarada Yurub ee Xisbiga UCID Marwo Samiya Muuse, ayaa sheegtay in wershaddii laydhka ee Berbera la siiyay shirkad magaceeda la yidhaahdo Tayo oo ay wada leeyihiin wasiirro  iyo xildhibaanno.

sidaana wax ay ku sheegtay war-saxaafadeed ay na soo gaadhsiisay oo qornaa sidan; “Waxaa Ayaan Daro Ah Xukumadda Somaliland Inay Danihi Wadanka Iyo Qaranimada Somaliland Ay Baayic Mushtari Ka Gasho !!! Awdal Iyo Sool Intay Khilaafka Ka Taagan Xalin Lahayed Ayay Xukumadi Baayic Mushtari Ku Mashqoolshay ??

nigu Ah Godomiyaha Abaabulka Garabka Haweenka E Qaaradda Yurub Marwo Samia Muse Waxaan Si Wayen U Cambaaraynaya Xasarda Iyo Fawdada Ay Dawlado Ku Hayso Gobolka Saaxil.
saamiya

Shirkadi Leydhka E Berbera Waxaa La Siiyey Shirkad La Yidhah Tayo Energy Oo Ay Leeyihiin Wasiirka Hawlaha Guud Mudane Xirsi Iyo Cali Mareexaan, Shirkada Tayo Waxay Mashruuc Maal Galin Ah Ka Heshay Hayaada La Yidhah Dia , Mashruucaas O Ay Ugu Tala Gashay In Laascaanod Lagu Galiyo Shirkada Leydhka Tayo.

Waxay Soo Iibsatay 3 Marw Xadood Oo Kuwa Hawada Dabka Ka Dhaliya Ah Oo Mid Kii Ay Ku Sheegtay Qiimo Ah 60.000$. Barnaamijki Ay Wadatay Ay Ugu Tala Gashay Laascaanood Waxaa U So Diiday Shirkadihii Lascaanood Ee Leydhka U Shidi Jiray Laascaanood. Arinti Imika Way Ka Fashilantay Wanay Ka Socon Wayday Laascaanood.

Waxaa Laakin Cad Ino Baanka Aduunku Ku Bixinayay Mashruucan Maalgalin 2 Million$ Ah , Markaana Labdi Million Bay Xukumaddu Donaysa Inay Iska Qaadato O Walibana Shirkadana Ka Qaadato 1 Million$ Kale ????!!!!!!! Lacaagtaaso Dhan Xukumaddo Ayada Jeebka Ku Shubanaysa , Almost 3 Million$ Waa Xaraam.

Markaa Imika Waxaa La Sameyey Laba Oday O Reer Saaxil Ah Oon Arinkan Wax Ka Fahan Saneen O Kala Aha Xasan Gadhwayene Iyo Suldaan Maxamud Axmed

Sheekh Aya Lugo Ballaan Qaaday In La Siiyo Nin Kasta Min 2% Macaash Ah Shirkadan Ay Hirgaliyaan, Waxaana Layidhi Ka Hirgaliya Berbera . !!!!

Waxaan O Sheegaya Odayaashas Waxaa Ayaan Daro Ah Min 2% In Aad Hantidii Dhulka Ama Gobolka Saaxil Aad Ku Iibsataan , O Markasta Aad Danaha Shakhsiga Ah Aad Ku Badalataan Danaha Guud Ee Gobolka , Waxan Idiin Sheegaya Gobolka Saaxil Iib Maaha Ee Ayaan Daro Waxay Ku Jirtaa Waji Ku Maacshleh Gobolka Saaxil KU Soo Batay Waayadan Danbe.

Xukumadda Somalilandna Waxaan O Sheegaya Waxay Ahyed Gobolka Saaxil Inay Ka Xishooto Sida Ayada Looga Xishoonayo O Waayo Gacal Iyo Xigaal Ayaa Lawada Yahay !!!”