Ciidammada Somaliland oo xidhay Abwaan Aakhiro -Daawo

Hargeysa(Berberanews) Ciidanka Laanta Socdaalka Somaliland ayaa Khamiistii xabsiga dhigay Abwaan, Macallin C/risaaq Axmed Geedi (Aakhiro) oo ka soo laabtay magaaladda Muqdisho oo uu in muddo ah ku maqnaa.

Xadhiga C/risaaq Aakhiro ayaa lala xidhiidhinayaa in uu ka dhashay hadalo uu Somaliland ku daray wakhtigii uu Xamar tagay, xilligaas oo la sheegay hadalo lidi ku ah Somaliland in uu warbaahinta siiyey, isagoo lafteeda intii aanu dalka ka dhoofin uu aad u dhaliilay xukuumadda.



Halkan ka Daawo: