Tacsi ku socota Marwo Faadumo Siciid

Marxuum Maxamed Siciid Ismacil.

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun. Kulu Nafsin Daaiqatul Mawt.

Hogaanka Garabka Haweenka Xisbiga Waddani Birmingham waxay tacsi tiiraanyaleh u dirayaan Marwo Faadumo Siciid Ismacil iyo dhamaan eheladii, qaraabadii iyo asxaabtii iyagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timi walaalkeed Marxuum Maxamed Siciid Ismacil oo ku geeriyooday magaalada Birmingham 06/01/2015. Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi raajicuun
Inaa Lilaahi Wa Inaa ileehi raajicuun

Tacsidan waxaa diraya.

Deeqa Saxardiid

Faadumo Xaaji Aadan

Farxiya Cali

Hoodo Cabdale Uurdoox

Ifraax Daahir

Indisaar Maxamed

Kamila Cabdale.

Khadra Xuseen Gurey 

Muniira Aadan

Raxma Maxamed 

Samsam Dalmar  

Sahra Maxamed

Saynab Daahir 
Shukri Jaamac

Safiya Cawl

Waxaanu leenahay Ilaahay haw naxariisto marxuumka, danbigiisana ha dhaafo, Janatul firdowsana ha ka waraabiyo. Samir iyo Iimaana haynaga wada siiyo. Aamiin. Aamiin Aamiin.

Laa Xawla Walaa Quwata Ilaa Bilaah.

Hogaanka Garabka Haweenka Xisbiga Waddani

Birmingham/UK.