Cambaarayn Ku Socotaa Raysal Wasaaraha Cusub Maxamed Cumar Caarte Qaalib! W/Q. Naciima Cabdi Jamaac Xayd

Anigoo ah Naciima Cabdi Jamac Xayd, kuna hadlayaa dadweynaha reer Somaliland inta ila fikirka ah ama caqliga saliimka ah leh, waxaanu aad iyo aad u cambareyneynaa siyaasi Maxamed Cumar Carte Qaaliib oo aan ka xunahay magacabista loo magacaabay meel ann qiimo iyo qadirn-toona ku lahayn, sababta u doontey xil aan aheyn mid lagu sharfay ee uu yahay mid u ku ceebeyey dadka iyo degaanka uu ka soo jeedo ee isaaqa gaar ahan beesha sacad muse oo ka qiimo iyo qaayo badan dadka doonta xil dawlada dabada ka fuushan baska gubanaaya ee amison bakhtiineyso.

10550994_1397324460567736_2466621104894198575_n

Waa nabiib daro banu leenahey waxana anuu cabareyneynaa oo aanu ka so horjeedanaa xilkaa loo magaacabay oo runti ah xil sharaf dhaca ah ee loo magacaabey, waxanan uu aragna Maxamed Cumar Caarte Qaalin nin iibsaaday maansaabkii dawladdaanimo iyo daadnimaadii magaaca iyo taarikhdaa uu abihii uu lahaa.

Wabilaahi Towfiiq

W/Q. Marwo Naciima Cabdi Jamaac Xayd