Madaxeynaha Somaliland oo booqday Dhismaha Jidka Dawga Cad ooku yaalla Waqooyiga Hargeysa

Madaxweynaha JSL Md Axmed maxamed maxamuud Siilaanyo ayaa maanta booqday Halka ay ka socoto hawsha Dhismaha wadada laamida ah ee Dawga cad oo ah waddo Magaalada Caasimadda ee Hargaysa ku xidhi doonta deegaanada xeebta Waqooyi ee Somaliland.