Halkan ka daawo Doodii Baarlamaanka Yurub ka yeeshay Madaxbannaanida Somaliland

Berberanews-Qaddiyada  Somaliland ku doonayso aqoonsi buuxa oo ay beesha caalamka ka hesho ayaa xiligan noqotay mid heer caalami ah, iyadoo maanta Baarlamaanka Yurub la horgeeyey Qaddiyada Madaxbanaanida Somaliland, ka dib markii ay halkaa gaadheen wefti balaadhan oo ka tirsan Dawladda, Aqoonyahanada iyo Ganacsatada waaweyn ee  Somaliland.

Kulankii Baarlamanka Yurub waxaa laga siiyey fursado hadal oo ay ku sharraxaan sidii ay Ku timid dib ula soo noqshada Madaxbanaanida JSL , marxaladihii loo soo maray iyo weliba waxyaabihii kaliffay inay shacabweynaha Somaliland oo midaysani talaabadaas qaadaan.

Halkan ka daawo