Paris-(Berberanews)-Kooxda ka dagaallanta Waqooyiga Afrika ee ISIL, ayaa jabsatay Kumannaan ka mid ah website-yada dalka Faransiiska.
Dawladda Faransiiska ayaa hore u ansixisay sharci ay kula dagaallamayso argagixisada, gaar ahaan internetka laakiin weeraran u dambeeyay ee Kooxda ISIL qaaday, ayaa wallaac hore leh ku sii kordhisay Faransiiska.
Dawladdu waxay sheegtay inay ka hortegayso weerarada dhanka internetka ah ee kooxdani ku soo qaaday.
Halkan ka daawo