Hargeysa-(Berberanews)-Marxuum Xildhibaan Cabdillaahi Ibraahin Xirsi (Dhugad) oo ka mid ahaa Mudanayaasha Golaha Guurtida Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa maanta si heer Qaran ah loogu aasay Qubuuraha Naasa-hablood ee Duleedka Bari-Waqooyi ee magaalada Hargeysa, ka dib markii uu xalay ku geeriyooday isla Hargeysa.