Tuugada Casriga ah!! Farsamo lagu dhacay Somali badan

Hargeysa-(Berberanews)-Sannadihii hore waxaa Somalida aad u dhici jiray Sawaxili yo Naigerian ka soo hadla waddamo shisheeye iyo Niman Soomaaliyeed oo ku sugan Magaalada Kenya, kuwaasoo Telefoono u soo dira Somalida oo u sheega barnaamijyo dhoof oo ay ku guulaysteen amma abaal-marino lacageed oo ay heleen, taasoo ay dad badan kaga qaateen lacago fara badan.

Sheekadan Tuugada Casriga ah, waxaa baadhitaan ku sammeeyay Suxufiga  Sidiiq Maxamuud Burmad, oo ka hawlgala Idaacadda Radio Hargeysa, kana tirsan abwaannada Murtida shilis ee Kooxda Xiddigaha Geeska.Burmad

Suxufigu wuxuu warbixintiisa ku soo qaatay waraysi uu la yeeshay dad kala duwan oo ay ku dhacdayxattooyadan casriga ah ee Somali badan lagu dagay.

Warbixintaas oo aadu xiise badan halkan ka dhegayso.