Iran oo hoggaamiye sare dooratay

Bbc-(Berberanews)-Wadaadada hogaamiye Iran ayaa u doortay hogaamiye muxaafid ah, guddoomiyaha guddiga doorta lana socda hogaamiyaha sare ee dalkaas.

Ayatollah Mohammad Yazdi, oo 83 jir ah kaas oo ahaa madaxii hore ee garsoorka ayaa ka adkaaday hogaamiyahii hore ee Iran, Akbar Hashemi Rafsanjani.

Wuxuu hogaamin doonaa ilaa bisha soo socota ee February markaasi oo codeynta 86-da xubnood ay ku aadi doonto doorashooyinka baarlamaanka. Ilaa kacaankii 1979kii, golaha waxa uu doortay hal hogaamiye sare oo ah midka hadda talada hayaa, Ayatollah Ali Khamenei.

Guddiga wax shaqo ah kuma lahan howlaha siyaasadeed maalin kasta.110215185909_iran_mps_outraged_protests_512x288_reuters_nocredit