Dalka Somaliland Sidee looga Xusay Maalinta Caalamiga ah ee Biyaha Adduunka, Maxaase lagu Xusay?

Hargeysa(Berbera):- Maalinta caalamiga ah ee Biyaha oo ku beegan 22-ka bisha saddexaad ee March, ayaa Axaddii maanta laga xusay Caasimadda Somaliland Hargeysa, waxaana Xuska maalinta ka qaybgalay Madaxweyne Ku-xigeenka Cabdiraxmaan Cabdilllaahi Ismaaciil (Saylici), Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Somaliland, Saraakiil ka socday Hay’adaha caalamiga ah, kuwa waddaniga ah iyo Masuuliyiin laamaha dawladda ka kala tirsan.

SAYLICI XUSKA BIYAHA

Warbixinta Warka Xuska Maalinta caalamiga ah ee Biyaha waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee Daawasho Wacan:-

Berberanews.com
Hargeysa/Somaliland.