Hargeysa(Berberanews):- Marwada Koowaad ee Madaxweynaha Somaliland Maro Aamina-waris Sheekh Maxamed Jirde oo ay weheliyeen Wasiirro iyo Masuuliyiin kale, ayaa ka qaybgalay Xuska Maalinta Qaaxada Adduunka oo lagu qabtay Hoolka Jaamacadda Hargeysa ee Caasimadda dalka.
Marwada koowaad, Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka, Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga, Saraakiil ka kala socday Hay’adaha caalamiga ah ee Somaliland wax ka qabashada Qaaxada ama TB-da ka taageera, Masuuliyiinta Waaxda Qaaxada ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Madax kale, ayaa ka hadlay Masuuliyiin kale, ayaa ka hadlay Munaasibaddaas, waxaanannu Muuqaalka Warkaas oo dhammaystiran idiinku soo gudbinaynaa Halkan hoose ee Daawasho wacan:-
Berberanews.com
Hareysa/Somaliland.