Hargeysa(Berberanews):- Wasiirro Xukuumadda Somaliland ka tirsan, ayaa heshiis laba geesood ah oo wax lagaga qabanayo horumarinta adeegyo bulshada qaarkood, sida biyo-gelinta, nadaafadda, carro-celinta iyo bilicda la sexeexday Saraakiil ka socda Baanka KFW oo laga leeyahay waddanka Jarmalka.
Heshiiskaas iyo dhinacyada wax lagaga qabanayo iyo Masuuliyiinta ka hadlay warbixinta warkooda waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-
Berberanews.com
Hargeysa/Somaliland.