Mudanayaasha Golaha Guurtida oo Dood adag ka yeeshay Siyaasadaha Arrimaha Gudaha iyo Arrimaha Gudaha Somaliland

Hargeysa(Berberanews):- Mudanayaasha Golaha Guurtida Somaliland, ayaa fadhigoodii ay maanta oo Iniin ah ku yeesheen xaruntooda magaalada Hargeysa, waxay kaga doodeen heerka ay marayaan siyaasadaha arrimaha gudaha iyo arrimaha dibedda Somaliland.

Fadhiga Golaha Guurtida ee Maanta oo uu guddoominayey Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golahaas Md. Siciid Jaamac Cali, Mudanayaashii dooddooda ka dhiibtay iyo sida ay uga hadleen siyaasadaha gudaha iyo dibedda ee dalku halkay wakhtigan marayaan, waxaannu idiinku soo gudbinaynaa muuqaalkan hoose ee daawasho wacan:-

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.