Maxay ka wadahadleen Jamaal Cali Xuseen iyo Xafiiska Arrimaha Dibedda iyo Barwaaqo Sooranka Boqortooyada Britain?

London(Berberanews):- Musharraxa Madaxweynennimo ee Xisbiga Mucaaradka ah ee UCID Jamaal Cali Xuseen, ayaa kulan la yeeshay Jimcihii maanta Masuuliyiin ka tirsan Xafiiska arrimaha dibedda iyo Barwaaqo-Sooranka dalka Britian, waxaanay ka wadahadleen qodobbo kala duwan oo dalka iyo dadkaba muhiim u ah.

JAMAAL CALI XUSEEN, XUBNAHA UCID EE UK EE LA KULMAY MADAXDA

Warbixinta kulankan ku saabsan waxaannu idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalkan hoose oo daawasho wacan:-

Berberanews.com

London/Britain.