Daawo Madaxweynaha Somaliland oo Dadweynaha reer Hargeysa kala qayb-qaatay Nadiifinta Caasimadda

Hargeysa(Berberanews):- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) oo ay weheliyeen qaar ka mid ah Masuuliyiinta Xukuumaddiisa, ayaa maanta ka qayb-qaatay ololaha Nadaafadda dalka oo dhan laga hirgeliyey, waxaanu Madaxweyne Axmed-Siilaanyo sheegay inay nadaafaddu tahay wax weyn oo dalka iyo dadka dan u ah.

Halkan ka Daawo sida uu uga qayb-qaatay Madaxweynaha Somaliland ololaha Nadaafadda ee uu dadweynaha reer Hargeysa kala qayb-qaatay Salaasadii maanta ee 7 April 2015 oo hore loogu muddeeyey iyo hadallada uu ka jeediyey.

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.