Madaxweyne Siilaanyo iyo Maraykanka oo ka wadahadlay qabasahda doorashooyinka Somaliland iyo dagaalka Yemen Daawo

Hargeysa(Berberanews):- Dawladaha Somaliland iyo Maraykanka, ayaa ka wadahadlay arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin qabsoomidda doorashooyinka Madaxtooyada iyo Golaha Wakiillada Somaliland, Dagaallada ka socda Yemen iyo qodobbo kale.

Kulanka lagaga wadahadlay qodobbadaas iyo kuwo kale, ayaa Xarunta Madaxtooyada ee Hargeysa ku dhex-maray Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo  Wefti uu hoggaaminayey Wakiilka Maraykanka u fadhiya Kenya Amb. Brain H. Phipps.

Warbixinta warkaas oo dhammaystiran ka daawo Muuqaalkan hoose:-

Berberanews.com

Hargeysa/Somaliland.