Dawladda Soomaaliya Digniin  u Dirtay Xukuumadda Somaliland.-Daawo

Somaliya(berberanews) Wasiirka Dekedaha Dawladda Soomaaliya Nuur Faarax, oo la hadlay Television-ka Horn Cable ayaa ka hadlay arrinta la xidhiidha dekedda magaalada Berbera oo hadal hayn badani ka taagnayd gudaha Somaliland.
 
Nuur Faarax wasiirka dekedaha Soomaliya waxaa uu xukuumadda Madaxwayne Siilaanyo uga Digay in uu maalgalin shisheeye u bandhigo isagoo ku tilmaamay dekedda Berbera hal irmaan oo laf dhabar u ah dhaqaalaha iyo degenaanshaha Somaliland isla markaana aanay ogolayn oo ay sharciga la tiigsan doonaan shirkadaha isku daya in ay la wareegaan.
Halkan Ka Daawo