Nairobi(berberanews)- Dawladda Kenya ayaa baahisay Magacyada afar dhallinyaro Soomaali ah, kuwaasi oo ku eedaysan inay ka mid yihiin Al-shabaab isla-markaana ay doonayaan inay weeraro ka fuliyaan gudaha dalkaasi.
Maxkamad ku taalla Magaalada Nairobi ayaa la soo taagey saddex hablood oo ay walaalo yihiin mid ka mid ah afarta dhallinyarada ah ee Magacyadooda la shaaciyey, lana raadinayo.
Halkan ka daawo