MADAXWEYNE SIILAANYO OO QAYBIYAY DHUL LAGU MURANSANAA OO KU YAALAY KOONFURTA HARGEYSA

Hargeysa (berberanews) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dhulka Ku yaala Xeradii Hore ee Gaas M-ta oo u dhaw garoonka Diyaaradaha ee Magaaladda Hargeysa u qaybiyay masuuliyiin iyo xubno kale.
download (1)
Dadkan oo dhawrkii maalmood ee la soo dhaafay muran ka taagnaa ayaa waxa uu wareegto uu ka soo saaray xafiiskiisa oo uu nuqul ka mid ahi soo gaadhay hadhwanaagnews ku sheegay in uu u qaybiyay dhawr qof iyo guddiyo.
 
Waraaqdan ayaa waxa ay u dhignayd sidan
 
Saraakiisha Ciidanka 4 Block
 
Ilma Cilmi Mudeec 3 Block
 
Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, Cabdiraxmaan Gaabush iyo Axmed Yaasiin Calawaash 1 Block
 
Aamina Ibraahim 1 Block
 
Xildhibaan Axmed Maxamed Diiriye (Nacnac) 1 Block
 
Ismaaciil Cago Weyne 1 Block
 
Cabdikariin Xaaji Cabdi Waraabe iyo Ilmo Cago Weyne 1 Block
 
Cumar Xaaji Cali
11062860_10204351352759931__n
Berbernews.com