UCID IYO KULMIYE OO QALINKA KU DUUGAY MUDDO KORDHIN HOR LEH IYO WADANI OO ISKA DIIDAY

Hargeysa (berberanews) – Xisbiyada UCID Iyo Kulmiye ayaa isla meel dhigay, qalinkana ku duugay muddo kordhin cusub oo loo sameeyo Xukuumadda Talada Haysa ee Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo.
download
Heshiiskan cusub oo dhigaya in xukuumada ay guurtidu u kordhiso hal sano iyo shan bilood ayaa waxa ganafka ku dhuftay Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani, kaas oo ay ku sababeeyeen in aanu ahayn macquul.
Halkan Ka AQri
gggg
Berberanews.com