WASIIR WARAN CADE OO ISKU SOO BAX SALAMI AH OO XISBIGA WADANI KA DALBAY KA HOR ISTAAGAY .

Hargeysa (berberanews)-Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Waxaa
download
Wasiirka Wasaarada Arimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran Cade Ayaa Waxaa Uu  Soo Saaray Warqad Qoraal Ah Uu Kaga Jawaabayo Codsi Kaga Yimid Xisbiga Wadani Oo Ka Codsaday In AY Bari Ka Sameyeen Dalka Oo Dhan Mudahaaradyo Salmi Ah
 
Waraqda Wasiirka Arimaha Guduhu Soo Saaray Waxaa U Ku Diiday Mudaharaadkaasi Uu Xisbiga Wadani Ku Soo War Galiyey
 
Nuqul Ka Mid Warqadaasi Ka Soo Baxday Xafiiska  Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland Oo Soo Gaadhay Xafiiska wararka ee berberanews.com Ayaa Waxaa Ay U Dhigneed Sidan