Hargeysa (Berberanews) Faysal Cali Waraabe, Guddoomiyaha xisbiga UCID iyo Wasiirka Warfaafinta Somaliland, Cabdillaahi Maxamed Daahir (Cukuse) ayaa dood adag ka yeeshay muddo kordhinta loo sameeyay xukuumadda iyo baaqyada beesha caalamka.
Halkan Hoose Ka Dhageyso Dooddaasi Oo Ay Baahisay Idaacadda VOA
Berberanews.com