Puntland(berberanews) Dawlad goboleedka Puntland ayaa soo saartay wareegto shaqada lagaga joojinayo isla markaana lagu xidhayo xaruntii uu halkaasi ku lahaa Telefishanka Qaranka Somaliya , kaddib markii Wasaaradda arrimaha gudaha Puntland wareegto ka soo baxday.
Puntland ayaa ku eedeysay Telefishanka ay maamusho Dawladda Federaalka inuu baahiyay warar been abuur ah isla markaana ku saabsan war ku saabsan gurmadka qaxootiga Yeman.
Wareegtada maamulka Puntland oo ku socotay ciidamada Booliska Wasaaradda Warfaafinta, Duqa Boosaaso, Guddoomiyaha gobolka Bari, Xafiiska Telefishanka Qaranka ee magaalada Boosaaso waxay u qorneyd sidaan:-
Berberanews.com